home All News open_in_new Full Article

Maxaa ka jira in berito digniino Amni laga  bixiyay Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in hay’adaha amniga ee Dowlada Somalia ay digniino ka bixiyeen suurtagalnimada in Alshabaab berito oo sabti ah qaraxyo ka geystaan Muqdisho. Meelaha sida gaarka ah digniintu ugu socoto waxaa lagu sheegay goobaha dadka badan isugu yimaadaan. Sidoo kale Digniintaan waxay ku soo aadeysaa xili berito Degmooyinka Hodan iyo Kaaraan […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 171552837
Add Watch Country

arrow_drop_down